Wali Kulamo Ayaa Dhiman”:-Mikel Arteta Oo Diiday In Uu Calanka Cad Dhiibo.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa diiday in uu dhiibo calanka cad ee horyaalka premier League kadib guuldaradii 4/1 ahayd ee kooxdiisa ka soo gaadhay premier League.

Inkasta oo la xasuuqau kooxdiisa kadib markii ay 3 kulan bar-baro galeen 3-dii kulan ee ugu dambeeyay Hadana Arteta ayaa diidan in uu calanka cad taago.

Kadb ciyaarta Arteta ayaa la waydiiyay fursadaha kooxdiisa ee ku guulaysiga horyaalka premier League ee xilli ciyaareedkan.

“Cid walba bilowgii xilli ciyaareedka waxa ay sheegayeen in ay Arsenal ku dhamaysan doonto kalainta 6-aad ama 7-aad laakiin waanu tartamaynaa”ayuu Arteta yidhi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here