Tababar Lagu Baranaayey Sida Loo Tabiyo Wararka Arimaha Dhalinyarada oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wariyaasha Hogaanka dhalinyarada iyo dhalinyarada qeybaheeda kala duwan kaasi oo lagu barayay sida loo tabinayo wararka dhalinyarada iyo doorka ay ku leeyihiin Nabadda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here