Sare ukac kuyimid Qiimaha la iibiyo Qudaarta Suuqyada Magaalada Baladweyne.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare u kac weyn ayaa laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Qudaarta suuqyada Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiran kadib markuu webiga shebeele uu biyo badan keenay isla markaane uu kufatahay qaar kamid ah beeraha gobalka iyadoo fatahaada ay saameyn ku yeelatay qudaarta cagaaran ee beeraha ka soo go’a qaybo kamid ah.

Warbixintan Cabdicasiis Xasan ayaa soo jeedinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here