Wasiirka amniga Kenya oo booqday kaynta ay ku aasan yihiin maydad aad u fara badan

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Wasiirka amniga Kenya, Kithure Kindiki, ayaa la filayaa inuu maanta safar ku tago keymaha Shakahola, halkaas oo laga soo saaray 26 kale oo meyd ah.

Booliiska iyo ururada xuquuqul insaanka, ayaa ka baqaya in tirada meydadka ay sii korodho.

Hoggaamiyaha kooxdan adag, Paul Makenzie Nthenge, oo hadda xabsiga ku jira, isagoo sugaya maxkamadeyntiisa, ayaa xertiisa ku amray inay soomaan ilaa laga helayo “dariiq toos ah oo ay si degdeg ah ugu tagaan gurigooda (janada)”.

Wadar dhan 73 mayd, oo ka tirsan dariiqada Paul Makenzie, ayaa dib loo soo nooleeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here