Tababar ku saabsan Uqareemida iyo isku xirka Bulshada oo lagu qabtay Jowhar.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socday muddo shan maalmood oo ay soo qabanqaabisay hey,adda tubta Nabadda Soomaaliyeed ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada jowhar wuxuuna ku saabsanaa Uqareemida iyo isku xirka bulshada rayidka waxaana loo qabtay 30 ruux oo kala socday bulashada rayidka ee jowhar ka howl gala iyadoo ay ka soo qeyb galeen maamulka degmada jowhar iyo kan gobalka shabellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here