Qoysas danyar ah oo ku nool Magaalada Jowhar oo Hey’adaha ka codsaday Gar gaar Bini’aadannimo.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka Barakacayaasha ah ee K\ku nool Kaamamka Magaalada Jowhar ayaa waxa ay ka cabanayan qaboow daran oo jira xiliyadan roobabka lagu gudijiro.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here