Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Wada Qorshe Xarumo Caafimaad loogu Dhisayo Deegaannada Hirshabeelle.

0
95

Jowhar- (Isnaay Radio)-  Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle Dr Muxudiin Macalin Mukhtaar oo Lahadlayay Macalimiin loo Tababaray in ay sii Tababaraan Dadka Kusugan Deegaannada iyo Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Kashaqeeya Xarumaha Caafimaadka ayaa kula dardaarmay in ay Sameeyaan Isbedel Muhiim ah soona Gudbiyaan Xogaha Deegaannada iyo Degmooyinka Gobolka ee Qaarkood aan laheyn Xarumaha Caafimaad si loo Badbaadiyo Nafta Hooyooyinka Uuurka leh iyo Cid walbaa oo ubaahan Adeeg Caafimaad.

Wariyaheena Xaliima Cali Ibraahim ayaa inoo soo Jeedineeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here