Maamulka Magaalada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay ineey ka shaqeyaan Horumarinta Nabadda deegaanka.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duqa Magaalada Kismaayo ee gobolka jubadda hoose Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa waalidiin ku nool Magaalada kismaayo ku booriyay inay xakameeyaan caruurtooda kadib markii maalmihii la soo dhaafay Magaalada ku soo bateen caruur si koox koox ah isku dagaalaya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here