Qoysas ku nool Baladweyne oo codsaday in ay helaan adeeg bulsho oo dhameystiran.

0
71

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan oo deegannadii ay ku noolayeen uga soo hayaamay abaarta ka jirta gobolka Hiiraan islamarkana soo micin biday magaalada Baladweyne ayaa duruufo kala duwan oo dhanka nolosha ku heysata kaamka gabooyo 1 oo ku yaalla xaafadda Kooshin.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here