Sara u kac ku yimid dalagayada beeraha ee Suuqyada Muqdisho.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa Sara u kac ballaaran laga dareemayaa Qiimaha dalagyada kala duwan ee ka soo go’a dalka, gaar ahaan galleyda, Masagada, iyo digirta ee lagu iibiyo suuqa waaberi ee magaalada muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here