Madaxweyne Guudlaawe oo Munaasabadda Ciidul Fidriga ugu Hambalyeeyay Shacabka Hirshabeelle.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhamaan Muslimiinta Caalamka meelkasta oo ay joogaan, Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Hirshabeelle ugu hambalyeeynayay Bilashada bisha Soonfur iyo Farxada Munaasabada Ciidul Fidriga.

Dhinaca kale Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe ahna duqa Magaalada Axmed Meyre Makaraan ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Bilaashada Bisha Soona fur.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here