Shacabka Jowhar oo Hambalyada maalinta koowaad ee Ciidul fidriga udiray qoyskooda iyo Umadda Muslimiinta ah.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo Maanta ay tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul fitriga ayaa waxaa shacabka Magaalada Jowhar siweyn udabaal dageen Munaaasabadda Ciidda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here