Mashruuca wax soo saarka nafaqada iyo cunista qudaarta oo laga daah furay Kismaayo.

0
50

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray mashruuca wacyigalinta sare u qaadista wax soosaarka nafaqada iyo cunista qudaarta kala duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here