Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Soomaaliya ku soo badanaya jaamacado ay furayaan dad iskooda isu maamula ,Burburkii dawladdii dhexe ayaa keentay in degaan walba isku dayo inuu iskiis u daboosho baahiyihii laga sugi jirey dawladda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxaman.