Jowhar- (Isnaay Radio)- Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle ayaa Tababar u qabatay Qaar kamid ah Beeraleeyda Gobolka Shabeellaha Dhexe si loo hormariyo wax soo saarka Beeraleeyda Gobolka.
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa sheegay in Tababarkaan uu Beeraleeyda Muhiim yahay si loo hormariyo Wax soo saarka Beeraha Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Xaliimo Cali Ibrahim.