Caruur danyar ah oo Baladweyne loogu qeybiyay dhar ay ku ciidaan.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inkabadan 55 Caruur ah oo ku nool kaamka barakacayaasha Qaxare oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa loo qeybiyay deeq dhar ah oo loogu tala galay ineey ku ciidaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here