Maamulka Jubbaland oo Dib u Dajin u Sameynaya Qoysas Danyar ah oo ku Nool Deegaanka Lugloow.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee wasaarada howlaha guud iyo guriyeeynta jubalanad Maxamed Mursal Xersi ayaa kormeeray deegaanka lugloow ee duleedka magalada kismaayo halkaasi oo uu ka socdo mashruuca xalka waara ee dib u dajin loogu sameynayo dadka danyarta ah iyo dadka kasoo laabanaya dalalka darsika ah kuwaaso oo qaxooti mudo ku ahaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here