Barakacyaal ku nool Magaalada Jowhar oo Codsaday in Caruurtooda loo Ciidsiiyo.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah waalidiinta danyarta ah ee ku nool kaamka barakacayaasha Jilyaale ee magaalada jowhar ayaa Codsaday in laga caawiyo dharka ay carruurta ku ciidaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here