Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaamka Wariiri Oo ka mid ah kaamamka ku yaala magaalada Baydhabo waxaa uu hoy u yahay oo ku nool Qoysas naafo ah, Waayeelo aan u adkeysan karin gaajada iyo Carruur oo Cafimaad la’aan ku ah kaamkaasi.
Warbixintan Waxaa Soo jeedinaya: – Cabdiweli Axmed.