Olole Nadaafadeed oo laga Sameeyay Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili Mudooyinkii uga Dambeeyey Waxda Faaydhoorka Nadaafada Dowlada hoose Ee Degmada Baydhabo ay Magalada Baydhabo Ka Wado Olale Nadaafadeed oo ka Socoda Guud ahaan Xaafadaha Magalada ayaa Waxaa Goobahaasi Kormeerey Gudoomiya Ku Xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Degmada Baydhabo Mucaawiye Ibraahim Ali Nuur Oo Uu Wehelinaayey Agaasimaha Waaxda Faaydhoorka iyo Nadaafada Dowlada hoose Ee Degmada Baydhabo Maxamed Ali.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here