Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Afhayeenka Naafadda G/SH/DHEXE Max’uud Axmed Raage Qaareey ayaa ka codsaday maamulka Gobalka iyo hey,addaha inaay caawiyaan dadka Naafada ah,maadaama lagu jiro biL Ramadaan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.