Masuuliyiin katirsan Hirshabeelle oo Kormeer shaqo ku tagay deegaanka Biyo-cade ee Gobolka Shabellada Dhexe.

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi uu horkacayay gudoomiyaa Maamulka G/Sh/Dhexe oo isugu jiro wasiiro,xildhibaano iyo mas,uuliyiin ka tirsan dowlada hirshabelle ayaa kormeeray xaaladaha bani,aadanimo ee ka jira deegaanka biyo-cade oo ka mid ah deegaanada hoostaga G/Sh/dhxe

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here