Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Caafimaadka G/Banaadir Dr Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho ka furay Tababar la xiriira heerka nafaqa darrada dadka kusoo Barakacay Kaamamka ku yaalo Degmooyinka Dayniile iyo Kaxda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.