Ardayda Jaamacadda Zamzam Faraceeda Jowhar oo ka Hadlay Horumarinta Waxbarashada Deegaanka.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Jaamacadda Zamzam Waxaa ay ka mid tahay Jaamacadaha ku yaala Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa wax ka barto ardayda afarta xaafadood ee Magaalada iyo tuulooyinka Hoosyimaada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here