Baaq Nabadeed oo loo Jeediyay Beelo Walaalo ah oo kudagaalamay Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
45

Jowhar- (Isnaay Radio)- Mas,uuliyiin Katirsan Maamulka Hirshabeelle ayaa baaq Nabadeed Udiray Beelo Walaalo ah oo kudagaalamaya Deegaanno Katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle Mohamed Yusuf Coloow ayaa kubaaqay in lajoojiyo Dagaal beeleedka Deegaaanka God Doofaar oo udhow Deegaanka Saarasaare ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Xaliima Cali Ibrahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here