Qiimaha Hilibka Geela oo sare u kac laga dareemayo Suuqyada Dhoobley.

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kawaanada lagu iibiyo Hilibka Xoolaha Gaar ahaan Hilibka Geela ee Magaalada Dhoobley ayaa laga dareemayaa sare ku yimid qiimaha la kala siisto taasi oo loo sababeeyay Qiimaha xoolaha nool oo sare u kacay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here