Wasaaradda Maaliyadda Hirshabelle oo Sheegtay In ay waddo Qorshe Cusub oo lagu horumarinayo Wasaaradda.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyado dhawaan Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen uu wax ka badal ku sameeyay nidaamka Maamulka iyo hab siyaasadeedka Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle ayaa Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyada hirshabelle Cabdiraxiin Muuse Caddow waxa uu sheegay in uu Horumarin doono Wasaaradda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here