Wabiga Shabeelle oo laga Cabsi Qabo In uu Ku Fataho Baladweyne.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne ayaa buux dhaafay kadib markii daadad badan ay ka soo rogmadeen dhulka dowlad deegaanka Somalida oo uu ka yimado webiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here