Southampton Vs Man City

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gool dhaluyaha PL ee Haaland ayaa diyaar u ah kooxdiisa Man City balse Foden oo qalliin maray ayaa ka maqan kulankaan

Like Haaland, Phil Foden missed the win over Liverpool following surgery for acute appendicitis.

Xogta Kulanka

Southampton ayaa laba gool ku badisya kulankiidii ugu dmabeeyay ee ay marti giliyeen Man City oo ay wada ciyaareen quater finalka EFL Cup-ka kasi oo dhacaya 11-kii January

Guushaas waa mid ka mid ah laba guul oo kaliya oo ay gaartay Southampton 16 kulan oo ay la ciyaartay kooxda Pep Guardiola ee Manchester City (3, barbaro, 11 guul darro).

Guuldarada kali ah ee City soo gaartay 13-kii kulan ee ugu dambeeyay Premier League ayaa ka dhacday St Mary’s bishii Luulyo 2020, markaasoo Che Adams uu dhaliyay goolka guusha.

Southampton rikoor liita horyaalka ah ayay ka haystaan marka ay garoonkooda joogaan iyaga oo la ciyaaraya Man City , lab guul iyo 10 dhibcood ayay heleen ka dib 14 kulan

Manchester City ayaa badisay todobo kulan oo xiriir ah tartamada oo dhan, oo ay ku jiraan afar guul oo xiriir ah oo ay gaarto heerka koowaad xilli ciyaareedkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here