Roobab ka Da’ay Dhoobley oo Saameeyn ku yeeshay isku socodka ganacsiga deegaanka.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili qeybo kamid ah gobolada dalka uu ka curtay xili Roobaaadkii gu’ga islamarkana jidadka Magaalada Dhoobley ay dhax fadhiyaan biyo ka dhshay roobka ayaa hadana biyaha fadhiya wadooyiinka waxa ay saameyn ku yeesheen ganacsatada ku ganacsado hareeraha wadooyiinka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here