Madaxda Kaamka Raage Iidle ee Beledweyne oo codsaday in loo dhiso xarun waxbarasho.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – kaamka Raage Iidle ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka jiro waxbarsho la.aan haayso caruurta kaamka ku nool oo ka soo barakacay deegaano iyo dagmooyin ka mid ah gobolka Hiiraan .

Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here