Unicef oo ka deyrisay dhibaatada biyaha ee ka jirta Soomaaliya.

0
101

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhibaatada biyaha Soomaaliya waa mid “ka fog” waxaana la saadaalinayaa in tobanaan kun oo kale ay abaar ugu dhintaan halkaas, Victor Chinyama oo ka tirsan Unicef ​​ayaa u sheegay Warbaahinta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here