Macalimiin fursado shaqo ka helay iskuul ku yalla Magaalada Baladweyne.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In kabadan 9 dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Hilaal ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here