Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in fursado shaqo ay abuurtaan.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa ku sugan dhalinyaro aad ufara badan kuwaa oo qaar kood ka soo qalin jibiyay jaamacadaha ku yaala waxaana dhalinyaradaasi loogu Baaqay in fursado shaqo ay abuurtaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here