Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda haweenka KGS ayaa magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeysay kulan looga hadlaayay u doodista xuquuqda haweenka, Waxaana ka soo qeyb galay odiyaasha dhaqanka iyo urrurada u dooda xaquuqda haweenka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.