Beeraleyda Jowhar oo ka Cabanaaya Cayayaano dhibaato ku haayo Berahooda.

0
72

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka ka mid ah Beeraleyda Ku dhaqan Jowhar ayaa ka cabanaaya Sunta Cayayaanka disho oo aan tayo laheyn kuwaasi oo sheegay in xiliyada qaarkood ay dhibatooyin kala kulmaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here