Xaalad dhanka nolosha ah oo soo wajahday qoysas ku nool deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
102

Jowhar – ( Radio Isnaay)  -Maamulka degmada Mahadaay ayaa ka warbixiyay xaalada dhanka nolosha oo soo wajahday bulshada ku nool deegaanka jameeco dagiiran oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmadaasi Mahadaay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here