Ganacsatada Kismaayo oo loogu Baaqay in ay Maciishadda hoos u dhigaan.

0
78

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – iyadoo ay fooda inagu soo heyso bisha barakeysan ee ramadaan ayna muslimiinta caalamka oo dhan ay isu diyaarinayaan gudashada waajibka Alle ee bisha ramadaan ayaa waxaa shacab badan oo kusugan magaalada kismaayo ay ku adag tahay iibsashada maciishada suuqyada kismaayo oo sare u kacday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here