In ka badan 25 Arday oo ka Qalin jabiyay Dugsi ku yaala Garbahaarey.

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munsabadaan oo aay ku qalin jabinyeen in ka badan 25 haween ah oo bartay shareecada islaamka isla markaana ka qalin jabiyay Mac-hadka Imaamul Nawaawi ee Magaalada Garbahareey ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka madrsada waalidiin ardeyda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here