Dhaqaatiirta Jowhar oo ka digay Cudurada ka dhasha Nadaafad darida.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyado Bulshada ay ill daranyihiin xanuuno kale duwan, kuwa la kala qaada iyo kuwa aan lakala qaadin ayaa waxaa dhaqaatiirta Jowhar ku Baqeen in Bulshada ay ka digtonadan Xanuunada Faafa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here