In ka badan 500 oo qoys oo deeq raashin ah loogu qeybiyay Garoowe.

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan oo ku nool Magaalada Garoowe islamarkana markii hore ka soo barakacay Magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa loo qeybiyay deeq raashin ah oo iskugu jirta bur, bariis, saliid, timir iyo cano.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here