Deeq Raashiin ah oo La gaarsiiyey Qoysas ku nool deegaanka Mir-taqwe ee gobolka Shabeellaha dhexe.

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Qoysas ku nool Deegaanka Mir-taqwe ee gobolka shabellaha dhexe ayaa loo qeybiyay deeq raashin ah oo iskugu jirta bur, bariis iyo timir taasoo ka timid hay’adda mareynta masiibooyinka qaranka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here