Britain oo ku dhowaaqday xeerar adag oo ka dhan ah muhaajiriinta

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa sheegay in dadka ku yimaada Britain nidaamka aan waafaqsanayn shuruucda socdaalka aan loo ogolaan doonin in ay ku sii nagaadaan waddanka.

Dowladda ayaa la filayaa inay shaaciso xeerar cusub oo ku saabsan arrinkan shuruucda socdaalka aan loo ogolaan doonin in ay ku sii nagaadaan waddanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here