Kulan looga hadlayay sidii qoysaska danyarta ah loogu Abuuri lahaa Xirfado oo lagu qabtay Beydhabo.

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ku qabatay kulan looga hadlay barnaamijka Baxnaano oo ah barnaamij laga caawiyo qoysaska danyarta ah ee ku nool deegaanada sidii ay u heli lahaayeen xirfado ay ku shaqeystaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here