Beeraleyda Deegaanada Koofurgalbeed oo loogu Baaqay Xoojinta Wax soo Saarka.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Afartii sano ee la soo dhaafey waxaa Soomaaliya ka jirtay Roob yaraan oo saameysey Beeralayda iyo Xoola dhaqatada, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG Abdullahi Hassan Siidow ayaa waxa uu sheegey in ay wadaan sidii kor loogu qaadi lahaa wax soo saarka dalagyda dalka iyo in laga kabo kaabayaasha waraabka Beeralayda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here