Tababar ku saabsan Hogaaminta adeeg bulsho oo lagu qabtay Muqdisho.

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi qafaar Cilmi Xaange ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay Tababar ku saabsan hogaaminta adeeg bulsho oo wax tart leh kaasoo socon doonaa muddo saddex maalmood ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here