Dhismaha Xarunta Xanaanada Xoolaha Degmada Burtinle oo Xariga laga Jaray.

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha maamulka Putland Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa xadhigga ka jaray dhismaha xarunta daaweynta xoolaha ee Degmada Burtinle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here