Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo ka Hadashay Biyo yarida Wabiga Shabeelle.

0
98

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle oo ka Howlgasha Gobollada Shabeellaha dhexe iyo Hiraan ayaa waxa ay shaacisay in dadaal xoogan ay ugu jirto sidii loo heli lahaa keydadka biyaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here