Arsenal oo shan dhibcood oo nadiif ah ku hoggaamineysa Premier League-ga

0
49

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Kooxda Arsenal ayaa shan dhibcood ku horkaceysa horyaalka Premier League, kadib markii ay 4-0 ku sagootisay kooxda Everton ciyaar xalay ka dhacday garoonka Emirate ee kooxda Arsenal ee magaalada London.

Guushan ayaa Arsenal u fursad kale u siineysa dadaalka ay ugu jirto hanashada horyaalka, waxayna hadda leeday 60 dhibcood, halka kooxda Manchester City oo kusoo xigta ay leedahay 55 dhibcood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here