Sare ukac kuyimid Qiimaha la iibiyo Qudaarta Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
115

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka ka ganacsada Qudaarta la keeno suuqyada jowhar oo ka walaacsan qiimaha sare ukacay sida Yaanyada,liindhanaanta,bocor hindiga,ansalaatada iyo baradhada ayaa ka mid ah waxyaabaha xilligan sare u kacay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here